Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

DUQA MUQDISHO: Argagaxisadu marna kama dhuuman karto Ciidamada Ammaanka DFS

Muqdisho (PP) ─  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan… Sii akhri

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Qarax weyn oo goor-daw ka dhacay Waddada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Khasaare aan la xaqiijin ayaa ka dhashay qarax goor dhaw ka dhacay isgoyska dabka ee Muqdisho, kaasoo… Sii akhri

Shaqaale ka tirsan wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dacwad lagu soo oogay

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland, Xassan Shire Cabdi, ayaa maanta shaaciyay in markii u horraysay maxkamad lagu soo oogay, shaqaale ka… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaasi ayaa waxaa… Sii akhri

Ciidamada Booliska oo Toogtay shaqsi weeraray xarun ciidan Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Nin hubeeysan ayaa xalay waxa uu Bambaanooyin ku weeraray xarun ciidamada dowlada ay ku leeyihiin degmada warta Nabada ee Muqdisho.… Sii akhri

Barcelona iyo Ajax oo u soo baxay Afar dhamaadka koobka kooxaha Yurub

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Liban Yusuf

Kooxaha Barcelona iyo Ajax ayaa u soo baxay wareega Afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League. Barcelona ayaa… Sii akhri

Caa’isha hooyadeed oo sheegtay in ay caddaalad wayday

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Hooyada dhashay Caa’isha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ayaa maanta warbaahinta… Sii akhri

Boosaaso: Booliiska Puntland oo weeraray guri uu leeyahay sarkaal ciidan

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegay in ciidamada Booliiska Puntland ay duhirnimadii maanta hareereeyeen guriga… Sii akhri

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo Xilka la Wareegay

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee waaaradda Dastuurka DF ayaa maanta ka dhacaday Xarunta Wasaaradda… Sii akhri

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradaha Is-gaarsiinta ee DF iyo dawlad-goboleedyada

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka wada-tashiga ee Wasaaradaha isgaarsiinta iyo boostada ee Dowladda federaalka iyo dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay Muqdisho.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close