Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga dooday Arrimo ay ka mid yihiin Ammaanka
Kismaayo (PP) ─ Golaha Wasiirrada dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa Khamiista maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo, kaasoo uu guddoomiyahay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed…