Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Roobabkii gu’ga oo ka curtay meela kamid ah Puntland

Iyadoo degaannada Puntland ay ka jirto abaar baahsan oo dadka iyo duunyadaba saamaysay ayaa xalay meelo kamid ah Puntland waxa… Sii akhri

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by News Office

Kulan Deg Deg ah oo looga hadlayay amniga oo ka dhacay Muqdisho

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by Cowke

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay… Sii akhri

Hoggaamiye ka tirsan Daacish oo ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Bari

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Wasiirka Amniga dowladda Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ku xigeenkii hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya lagu dilay duqeyn maanta… Sii akhri

Duqeyn ka dhacday gobolka Bari ee Puntland

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa tuulada Xariiro oo hoostagta degmada isku-shuban ee gobolka Bari ayaa sheegay in duhurnimadii maanta halkaasi ay ka… Sii akhri

Puntland oo laga mamnuucay noocyada kala duwan ee hubka iyo agabka ciidamada

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axada  gebi ahaanba mamnuucday soo dejinta, dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo… Sii akhri

Dhaawacyo culus oo la keenay Garoowe kadib markii gaari la dhacay

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Guddoomiyaha tuulada Dalsan ee gobolka Nugaal oo dhanka bari ka xigta magaalada Garoowe, ayaa warbaahinta Puntland Post u sheegay in… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo sheegtay in ay guddiya u saarayso arrimaha kufsiga

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in guddi wasaarado ka kooban loo saari doono, arrimaha kufsiga ku soo badanaya degaannada Puntland, saacado… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo guddiya xaqiiqa-raadina u saaray arrimaha kufsiga

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada dowladda Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa isku raacay  in baaritaan… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo taliyaal cusub magacaabay

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliiska dowladda Puntland, S/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, ayaa taliyaal cusub u magacaabay kantaroolka magaalada Boosaaso iyo taliska saldhiga… Sii akhri

Xubin ka tirsan xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo is casilay

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Wakiilkii xafiiska difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland ee gobolka Karkaar, Cabbaas Askar Cabbaas ayaa maanta xilka iska casilay, kadib markii uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close