Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xisbiga Waddani ee Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsan doono shirkiisa Golaha dhexe

Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa Sabtida maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi iyo goobta… Sii akhri

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo safar dhulka ah ku tegay degmada Awdheegle

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi oo uu kala hadlay la shaqeynta Ciidanka Kumandooska… Sii akhri

Xaaladda Baydhabo oo kacsan iyo ciidamada DFS oo lagu amray inay si dhaqso ah uga…

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Xaaladda magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa maanta kacsan kaddib markii shalay ay ka dhaceen dilal kala… Sii akhri

Malaayiin Muslimiin ah oo maanta taagan banka Carafo

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by PP-Muqdisho

Maka (PP) ─ Malaayiin Muslimiin ah oo ka kala yimid caalamka ayaa ku sugan maanta buurta CARAFO dusheeda, kuwaasoo gudana… Sii akhri

Magaalada Dhuusamareeb oo laga cabsi qabo in dagaal ka qarxo

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Ciidamada Culimaa’uddiinka Ahlu-sunna waljamaaca ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa saaka la soo sheegaya in ay… Sii akhri

Mid kamid ah beelaha Puntland oo ku dhawaaqday hirgelinta xukunka Shareecada Islaamka

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Mid kamid ah beelaha Puntland oo shir uga socday tuulada GERI-HEL oo ka tirsan degmada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa… Sii akhri

Dowladda Puntland oo hakisay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonada

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay hakisay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada ee ay siin jirtay odayaasha loo aqoonsanyahay Nabaddoonada sharciga… Sii akhri

Lafta Gareen oo xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo maanta Baydhabo lagu dilay

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka badbaaday isku day dil

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Garoonka Ciyaaraha Banaadir ugu magac daray Inj. Yariisow

Posted on August 9, 2019August 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo, ayaa Jimcaha maanta ku dhawaaqay, in garoonka Ciyaaraha ee Banaadir loogu magac daray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close