Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye Dhoobo oo sheegay in Adduunku la yaabbanyahay Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo saaka hadal kooban oo ku aaddan munaasabadda Ciida-Adxaa jeediyay ayaa… Sii akhri

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo Shacab weynaha Caasimadda Garoowe La oogey Salaadda Ciidul Adxa

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka weynaha caasimadda Garoowe kula oogey salaadda ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo kumanaan shacab ah Salaada Ciidda la tukaday

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaadda Ciidda kula dukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka kumannaan ruux oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo salaadda Ciida Carafo ku oogay masjidka Shuhadada

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday masjidka Shuhadada madaxtooyada Villa Somalia. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri

Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta Shareecada Islaamka

Posted on August 11, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) oo saaka ka kadlayey fagaare lagu tukaday Salaadda Ciidda oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo

Posted on August 10, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo isagoo wardinaya shacabka ku hambalyeeyay Ciida-Carafo

Posted on August 10, 2019August 11, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciida-Adxaa. Hoos ka daawo hadalka madaxweynaha PUNTLAND POST

Mid kamid ah beelaha gobolka Nugaal oo go’aanno ka soo saartay shir uga socday degaanka Qarxis

Posted on August 10, 2019August 11, 2019 by News Office

Odoyaal iyo Culimo udiin maanta shir jaraa,iid ku qabtay GAROWE ayaa faahfaahin ka bixiyay go,aamo kasoo baxay Shir todobaad uga… Sii akhri

Booliiska gobolka Bari oo bandow gaadiid saaray magaalada Boosaaso

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Taliska qeybta Booliiska gobolka Bari ayaa ku amray shacabka magaalada Boosaaso in aan wax gaadiid ah la isticmaali karin laga… Sii akhri

Xisbiga Waddani ee Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsan doono shirkiisa Golaha dhexe

Posted on August 10, 2019August 10, 2019 by News Office

Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa Sabtida maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi iyo goobta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close