Shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo ka socda magaalada Dhuusamareeb.
Shirkii dibu-heshiisiinta beelaha degan Galmudug ayaa weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo uu dhowaan ka furay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Open this website in Safari first.
Shirkii dibu-heshiisiinta beelaha degan Galmudug ayaa weli ka socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo uu dhowaan ka furay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sanadkaan lagu wadaa in uu ka qeybgalo shirka Golaha guud ee Qaramada…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu horkacayo ayaa xalay ku hoydey magaala madaxda kumeel…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ardayda reer Puntland ee soo dhammaysay dugisyada sare ay heli doonaan Shahaadada heer Federaal oo uu…
Golaha Degaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari, oo maalmahan ay xulistoodu ka socotay halkaasi, ayaa xalay la soo dhammaystiray, waxaana ay doorteen…
Hal ruux oo ahaa ilmo saddex sano jir ah ayaa ku geeriyoodey khasaare hantiyeed oo kalena waa ka dhashay dab maanta gelinkii…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Qaban-qaabada Shirka Maalgashiga…
Dagaalkii lagu qabsaday dalka Ciraaq waxaa go,aankiisa gaaray koox kooban oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga (Republican-ka) kuwaasi lagu tilmaami jiray dagaal u oomanayaal (…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo soo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah dowlad gobaleedka Koonfur…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur…