Waftigii Xasan Cali Khayre oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu qabtay Baydhabo.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu horkacayo ayaa xalay ku hoydey magaala madaxda kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waftigaan ayaa xalay waxaa munaasabad soo dhoweyn ah u sameeyey madaxda iyo maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu u sameeyey balan qaadyo kala duwan.

DAAWO

PUNTLANDPOST