Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kenya oo codsanaysa in dhegaysiga kiiska badda laga reebo garsoore Cabdiqawi.

Dowladda Soomaaliya ayaa 9-ka bishaan aynu kujirno ee Sept waxa uu maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ horgeyn doonaa dood iyo… Sii akhri

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Puntland oo ganacsatada Taleex u balan-qaaday lacagihii kaga baxay xarumaha dowliga ah oo Somaliland bixin weydey

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Xukuumaddda Puntland ayaa balan-qaaday inay la wareegi doonto dhismayaal ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool si ay ugu qabato… Sii akhri

Dagaal culus oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ku dhex-maray Gobolka Hiiraan

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by PP-Muqdisho

Buulo-burte (PP) ─ Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kaasoo u… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo lakulmay ergooyinka shirka Dhuusamareeb.

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Mudane Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay ergooyinka ka qaybgelaya shirka dibu heshiisiinta maamulka Galmudug… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku celisay taageeridda Qorshaha Hawlgalka UNSOM

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan Muqdisho kula qaatay wakiilka… Sii akhri

Puntland oo shaqo u balan-qaaday shaqaale ay cayrisay Somaliland

Posted on September 2, 2019September 3, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xuseen Cismaan Lugatuur oo maanta shir jaraa’id ku qabtay maalada Badhan ayaa ka hadlay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare khayre oo tegay magaalada Dhuusamareeb

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kharye, ayaa galabta tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, halkaasi oo… Sii akhri

Wafdi uu hor-kacayo Khayre oo ku wajahan Xarunta Galmudug ee Dhuusa-mareeb

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta gaaraan Dhuusa-mareeb… Sii akhri

Qarax gaari oo ka dhacay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla Magaalada Muqdisho

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor-dhaw ku qarxay isgoyska ex-koontrool Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda ciidamada oo dil ku xukuntay askari lagu helay in uu dilay arday

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by News Office

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku ridday askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close