Madaxweyne Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Kismaayo u dhoofay
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland halkaasi oo…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u dhoofay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland halkaasi oo…
Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa sabab aan wali la shaacin uga baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada…
Hanti Dhowrka Guud ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray warbixin dheer oo ahayd baaritaankii lagu sameeyay isticmaalka miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ee…
Labo hablood oo muslim ah oo kasoo kala jeeda Soomaaliya iyo Libya, ayaa iskugu soo haray abaalmarinta caalamiga ah ee Nabadda. Labadan…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ka dib…
Warbhaainta ku hadasha afka Jubbaland, ayaa qortay in ciidanka ammaanka Jubbaland oo hawlgallo ka sameeyay galbeedka magaalada Kismaayo ay ku dileen horjoogayaal…
Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta la horkeenay eedeesanayaal kala duwan oo ku eedeysan kufsiyo ka dhacay magaalada Garowe ee…
Magaalada London waxaa ku nool 17 million oo ruux marka lagu daro dadka gobollada ka soo shaqa taga, Qaahira-na waxaa ku nool…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu kaga qeyb-galayo…
Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Geelle Ducaale Xaaf, ayaa dhoweeyay magacaabidda Gudiga farsamo ee Maamul dhisida Dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweyne Xaaf…