Xog: Dowladda Puntland oo ku gacan-sayrtay dalab uga yimid Villa Somalia
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shalay socdaal aan la sii shaacin ku tegay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa…
Open this website in Safari first.
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shalay socdaal aan la sii shaacin ku tegay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post ayaa ka warbixiyay kulan uu maanta…
Golaha wasiirada ee Kuuriyada Koonfureed ayaa ansixiyay in la kordhiyo howlgalada milatari ee ciidamadooda ka howlgala biyaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta (UAE).…
Boosaaso, Oktoobar, 08, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Sacad Cumar Geelle, oo ay…
Dowladda Germany ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay bixinayso $73 million oo ah caawinaad dhaqaale oo loogu talo galay Soomaaliya. Safiirka…
Mareeyihii dekeda dalka Jabuuti Sacad Cumar Geelle oo ahaa ganacsade weyn oo ay walaalo ahaayeen madaxweynaha dalkaas, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku…
Wasiirka Caddaalada Puntland, Cawil Sheekh Xaamid, Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse iyo xoghayaha degmada Garowe Maxamuud Cali Gurey, ayaa…
Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen ilaa 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Ciidanka ayaa…
Xildhibaano katirsan barlamaanka dowladda Puntland ayaa difaacay guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), oo warar aan weli la xaqiijin ay sheegayaan…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa taliye cusub u magacaabay qeybta Booliiska gobolka Sanaag. Xeer-madaxweyne oo sumaddiisu tahay Lr-77 soona baxay…