Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Labo Haween oo muslim ah oo sanadkaan midkood ku guulaysanaysa bilada nabadda

Labo hablood oo muslim ah oo kasoo kala jeeda Soomaaliya iyo Libya, ayaa iskugu soo haray abaalmarinta caalamiga ah ee… Sii akhri

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-fadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri

Jubbaland oo sheegtay in duleedka Kismaayo ciidankeedu ku dileen saraakiil Shabaab ah

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Warbhaainta ku hadasha afka Jubbaland, ayaa qortay in ciidanka ammaanka Jubbaland oo hawlgallo ka sameeyay galbeedka magaalada Kismaayo ay ku… Sii akhri

Maxkamada gobolka Nugaal oo la horgeeyay eedeesanayaal loo haysto Kufsiyo ka dhacay Garowe

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta la horkeenay eedeesanayaal kala duwan oo ku eedeysan kufsiyo ka dhacay magaalada… Sii akhri

Xilkasnimo la’aantaada: Puntland, sharci la’aanta oo sharci noqotay! (Q3)

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada London waxaa ku nool 17 million oo ruux marka lagu daro dadka gobollada ka soo shaqa taga, Qaahira-na waxaa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Kismaayo

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan maanta oo Arbaco ah u safraya magaalada Kismaayo halkaasi oo uu… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo soo dhoweeyay magacaabidda guddiga farsamada dhismaha Galmudug

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by cph

Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Geelle Ducaale Xaaf, ayaa dhoweeyay magacaabidda Gudiga farsamo ee Maamul dhisida Dowlad goboleedka Galmudug.… Sii akhri

Xog: Dowladda Puntland oo ku gacan-sayrtay dalab uga yimid Villa Somalia

Posted on October 9, 2019October 9, 2019 by News Office

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shalay socdaal aan la sii shaacin ku tegay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay dib u celisay 3000 oo soogalooti Ethiopian ah

Posted on October 8, 2019October 8, 2019 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post ayaa ka warbixiyay kulan… Sii akhri

Kuuriyada Koonfureed oo muddada u kordhisay ciidamada ka jooga Soomaaliya iyo Imaaraatka

Posted on October 8, 2019October 8, 2019 by cph

Golaha wasiirada ee Kuuriyada Koonfureed ayaa ansixiyay in la kordhiyo howlgalada milatari ee ciidamadooda ka howlgala biyaha Soomaaliya iyo Imaaraadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close