PUNTLAND POSTPuntland Post

Category: Warka

Warka

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka ee saaka dhacaysa, waxa ku tartamaya  saddex musharrax oo kala ah; Cabdijamaal Cismaan Maxamed, Cali Axmed Dhahar iyo Cabdirashiid…

Warka

Wararkii u dambeeyey ee Boosaaso

Maanta duhurnimadii waxaa kantaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ka dhacay iska hor-imaad kooban oo dhexmaray ciidamada Puntland ee halkaas ku sugan…

Warka

Wasiir ka tirsan Federaalka oo yimid Garowe

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Wasiir…