Mudanayaasha Golaha Wakiilada Puntland oo maanta ansixinaya Miisaaniyadda dowladda
Mudanayaasha Golaha Wakiilada dowladda Puntland, ayaa lagu wadaa in ay Talaadada maanta ah ansixiyaan, odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka. Odoroska Miisaaniyadda…