Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Fiqi oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Madasha Samatabixinta

Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday xubno ka mid ah… Sii akhri

Posted on October 15, 2025October 15, 2025 by Desk

Itoobiya oo maqaam sare ku soo dhawaysay Cirro

Posted on October 14, 2025October 14, 2025 by Desk

Dowladda Itoobiya ayaa maqaam sare oo ka duwan sidii hore ee madaxda maamullada Soomaaliya ku soo dhawaysay madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan… Sii akhri

Dhibaatooyin ka jira dooxada Dharoor ee gobolka Bari

Posted on October 14, 2025October 14, 2025 by Desk

Dooxada Dharoor oo hoostaga degmada Iskushuban ee gobolka Bari, kana mid ah dooxooyinka ugu caansan Soomaaliya ayaa waxaa ka dillaacay… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay booqashada Cirro ee Addis Ababa

Posted on October 14, 2025October 14, 2025 by Desk

Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay booqasho uu maanta madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.… Sii akhri

Cabdiweli Gaas oo lagu soo dhaweeyay Midowga Afrika

Posted on October 14, 2025October 14, 2025 by Desk

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shalay xilka ku soo dhaweeyay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u… Sii akhri

Puntland: Dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Posted on October 13, 2025October 13, 2025 by Desk

Gabal-dhicii galabta waxaa waqooyiga maagaalada Gaalkacyo ee Puntland lagu dilay nin lagu magacaabo Cabdicasiis Cali Barre Afey. Dilka ayaa ka… Sii akhri

Puntland oo qabatay xubin Daacish ah oo u dhashay Turkiga

Posted on October 13, 2025October 14, 2025 by Desk

Ciidamada Puntland ee dagaalamaya buureyda Calmiskaad ayaa soo banhigay xubin tirsan kooxda Daacish oo ay ku qabteen howlgal maanta ka… Sii akhri

Maxaabiista saldhigyada Garoowe oo cunto la’aan soo wajahday

Posted on October 13, 2025October 13, 2025 by Desk

Maxaabiista ku xiran saldhigyada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay… Sii akhri

Sarkaal lagu dilay Muqdisho

Posted on October 13, 2025October 13, 2025 by Desk

Sarkaal ka tirsanaa ciidanka militeriga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Kornayl Cumar Cali Maxamuud (Macallin Cumar) ayaa xalay lagu dilay… Sii akhri

Itoobiya oo lagu qasbayo inay heshiis Masar iyo Suudaan kala gasho biyoxireenkeeda

Posted on October 13, 2025October 13, 2025 by cph

Addis Ababa (Wararka PP) — Dowladaha waaweyn oo adeegsanaya mabda’ kheyraadka la wadaago (global commons) ayaa Itoobiya ku cadaadinaya inay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close