Soomaaliya oo heshiis dhanka kheyraadka Biyaha ah la gashay Marooko
Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Fowsiyo Maxamed Shiikh, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada dalka Marooko… Sii akhri
Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Fowsiyo Maxamed Shiikh, ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada dalka Marooko… Sii akhri
Waxaa xalay gaaray Magaalada labaad ee dalka Cumaan ee Salalah wafti uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood,… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan… Sii akhri
Khamiis’nimadii maanta Tariikhduna kubeegnayd 30/01/2020 Hay’ada marqaati ayaa Siminar ku saabsan ladagaalanka musuqmaasuqa ku qabatay magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka… Sii akhri
Warbaahinta dowlad degaanka Soomaalida ayaa ka soo warrantay in Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen… Sii akhri
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray qaar ka mid ah isimada Puntland iyo isimada dowlad deegaanka Soomaalida. Isimadan oo ka… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Khamiis ah kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la… Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, ayaa ka warbixiyay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiista… Sii akhri
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 30ka Janaayo 2020 wuxuu ka bilaabay degmada Buurtinle safar… Sii akhri
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Khamiista Maanta ah shir Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada… Sii akhri