Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo bilowday baaritaanka Corona Virus

Wasaaradda caafimaadka Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya  garoonka diyaaradaha General Mohamed Abshir ee caasimadda Garoowe ka daahfurtay, baaritaanka dadka ka… Sii akhri

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday Olole wacyi-gelin oo ku saabsan dib u-eegista Dastuurka

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta magaalada muqdisho ka bilowday olole ku saabsan wacyigelinta dib-u-eegista Dastuurka KMG ah ee dalka. Shirkii ugu… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hoggaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay… Sii akhri

Faahfaahinta Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Faah faahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, Qarax goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Xassan Sheikh oo ka digay in Galmudug laga dhiso maamulo is-diiddan

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, ayaa ku baaqay in xal… Sii akhri

Amniga Dhuusamareeb oo aad loo adkeeyay

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Ciidamada Amniga dowladda federaalka ah Soomaaliya ayaa la sheegaya in ay adkeeyeen Ammaanka guud magaalada Dhuusamareeb xilli halkaas looga diyaar… Sii akhri

Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta ka doodaya Sharciga Doorashooyinka

Posted on February 1, 2020February 1, 2020 by News Office

Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku yeelan doonan Xarunta Aqalka… Sii akhri

Taariikhda dawladnimada – Qaybtii 1aad

Posted on February 1, 2020March 23, 2020 by cph

HORDHAC Tan iyo markii ugu horraysay ee uu Aadanuhu dunidaan guudkeeda yimid garashada iyo garaadkiisu waxa ay ahaayeen kuwo si… Sii akhri

Wasiir Goodax oo haddana Jaamacadaha dalka ku amray in aysan aqbalin Ardayda Reer Puntland

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Wasiirka waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa mar kale ku celiyay in Ardayda… Sii akhri

Wasiir Janan oo gaaray magaalada Kismaayo

Posted on January 31, 2020January 31, 2020 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland, ayaa xaqiijinaya in halkaasi uu maanta gaaray, Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close