Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Nuxurka Khudbad uu madaxweyne Deni ka jeediyay Nairobi

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa khudbad ka jeediyay  munaasabad Soo dhoweyn ah oo magaalada Nairobi loogu sameeyay isaga… Sii akhri

Posted on January 30, 2020January 30, 2020 by News Office

Guddoomiyaasha Baarlamanada Soomaaliya iyo Burkina Faso oo qodoba isku afgartay

Posted on January 30, 2020January 30, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Burkina… Sii akhri

Waa sidee xaaladda Caafimaad ee Soomaalida ku nool dalka Shiinaha oo cudur halis ah ka dillaacay?

Posted on January 30, 2020January 30, 2020 by News Office

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Cawaale Cali Kullane ayaa ka warbixiyay xaaladda dadka  Soomaaliyeed ee ku nool dalka Shinaha,… Sii akhri

Siyaasiyiin miisaan culus leh oo ka qeyb galay xaflad ka dhacday Nairobi

Posted on January 29, 2020January 30, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa caawa ka dhacday xaflad lagu soo dhoweynayey Madaxweynaha Puntland iyo wafdigii la socday. Sida… Sii akhri

NISA oo sheegtay in ay qabatay shabakad Al-shabaab ah

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya (NISA) ayaa sheegtay in ay qabatay shabakad ka tirsan ururka Al-shabaab. Bayaan kooban oo muuqaal… Sii akhri

Jaamacadda Maakhir ma waxay noqotay xarun Ciidan?

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay Guutooyin Ciidamo ah ku xeraysay, Jaamacadda Maakhir University ee magaalada Badhan, si diiwaan-gelin loogu… Sii akhri

XOG: Madaxweyne Deni oo isku shaan-dhayn samaynaya

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by News Office

Ilo’ wareedyo sugan, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu todobaadka soo socda… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dhisme ay Al-shabaab lee yihiin la duqeeyay

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in duqeyn horleh oo laga fuliyay gudaha degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe lagu… Sii akhri

Khamri iyo Xashiish badan oo maanta lagu gubay magaalada Garoowe

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by News Office

Taliska Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa maanta duleedka magaalada Garoowe waxay ku gubeen maandooriyaal ka kooban khamri iyo xashiish oo… Sii akhri

Musharixiin soo bandhigay Lix qodob oo doorasho midaysan looga qaban karo Galmudug

Posted on January 29, 2020January 29, 2020 by News Office

Afar musharrax oo diiddan hannaanka ay haatan ku socoto doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, ayaa dalbaday in mudda kooban dib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close