Video article Xaafad casri ah oo laga daahfuray Garoowe
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuc xaafad cusub oo laga hirgeliyay caasimadda Garoowe. Xaafadan oo ah mid…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray mashruuc xaafad cusub oo laga hirgeliyay caasimadda Garoowe. Xaafadan oo ah mid…
Maamulka Jubaland ee hoggaamiye Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in uu dastuurkiisa ka saaray ‘goboleed’ kuna soo koobay ‘dowlad’. Guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland…
Puntland ayaa ugu baaqday shacabka iyo maamulka Somaliland in xaaladda Awdal lagu xalliyo wadahadal, islamarkaana la ilaaliyo xasilloonida gobolkaas. Wasiiru dowlaha madaxtooyada…
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa baaq nabadeed ka diray xiisadda ka taagan gobolka Awdal ee…
Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Yaasiin Sheekh Cali oo ahaa mas’uulkii ku dhawaaqay go’aankii sababay mudaharaadyada Boorama ayaa caawa sheegay in uu iska…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in uu joojiyay munaasabadda xuska xeer Ciise ee la qorsheynayay in ay ka dhacdo…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday maamulka Somaliland inuu xalliyo tabashada shacabka Boorama, iyada oo sheegtay in ay ka qayb qaadanayso taakuleynta…
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabti ah dib ugu soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar bil qaatay oo ugu maqnaa dalka…
Hal qof ayaa dhintay midna waa ku dhaawacmay shil ka dhashay gaari iyo gaari-dameer oo xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada gasha…
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaan Rad ee gobolka Sanaag oo ka mid ah meelaha uu gaaray mashruuca dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo,…