Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya 75 milyan oo Yuuro
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda Jarmalka ayaa shalay Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi horumarineed oo ka badan €75 milyan.… Sii akhri