Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo ka digay weeraro Argagixiso oo ka dhaca waddanka Kenya

Qoraal oo ka soo baxay Safaarada Mareykanka ee magaalada caasimada ah ee Nairobi ayaa looga digay in weeraro argagixiso ay… Sii akhri

Posted on February 28, 2020February 28, 2020 by News Office

Dagaalka siyaasadeed ee u dhaxeeya DF iyo DG ma guul baa mise guul-darro?

Posted on February 28, 2020February 28, 2020 by cph

Sanadihii la soo dhaafay waxaa is hayey maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka ee Soomaaliya ee madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Bankiga Adduunka oo soo celiyay Xiriirkii uu la lahaa Soomaaliya

Posted on February 28, 2020February 28, 2020 by News Office

Bankiga Adduunka ayaa shalay sheegay in ay caadiyeeyeen xiriirkii ay dawladda Soomaaliya la lahayd Bankiga Adduunka 30 sano kadib. Bankigu… Sii akhri

Muuqaal fashiliyey shaqada Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Posted on February 27, 2020February 28, 2020 by Liban Yusuf

Maalmihii u dambeeyey waxaa baraha bulshada lagu baahiyey muuqaal laga duubay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Feederalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed… Sii akhri

Rasaas ka socota Dhuusomareeb

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Wararka laga helayo magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in halkaas ay caawa ka socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamo ka kala… Sii akhri

Nicolas Berlanga oo heshiisiiyey xisbiyada mucaaradka iyo Muuse Biixi

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Hargeysa ayaa heshiiyey xisbiyada Somaliland oo isku… Sii akhri

Sacuudi Carabiya oo hakisay Cumrada iyo dalxiiska ajaaniibta

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by News Office

Sacuudi Carabiya ayaa maanta hakisay Cumrada iyo Dalxiiska ay dalkeeda ku iman jireen ajaaniibta dalalka uu ku fidayo cudurka Coronavirus.… Sii akhri

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dalka Suudaan

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirse Warfaa iyo dhiggiisa Dalka Suudaan Lena Al-sheikh Cumar ayaa ka… Sii akhri

Taariikhda dawladnimada – Qaybtii 5aad

Posted on February 27, 2020February 27, 2020

U GOGOL XAARKII DAWLADAHA CASRIGAA Dhicistii Rome Waxa aynu horay u soo sheegnay in dabayaaqadii qarnigii 5aad ay qabaa’ishii Jarmalku… Sii akhri

PUNTLAND POST NEWS IN BRIEF

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by cph

Bosaso (PP) — Bosaso-based small business owners complain of the new sales tax in the Puntland State budget passed by… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close