Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo ku soo laabtay Garoowe

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka oo sabti ah dib ugu soo laabtay caasimadda Garoowe, kaddib safar bil qaatay oo ugu… Sii akhri

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Hal qof ayaa dhintay midna waa ku dhaawacmay shil ka dhashay gaari iyo gaari-dameer oo xalay saqdii dhexe ka dhacay… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo booqday dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaan Rad ee gobolka Sanaag oo ka mid ah meelaha uu gaaray mashruuca dhismaha… Sii akhri

Somalia vs Ethiopia: The Cold War’s Forgotten African Front

Posted on December 5, 2025December 5, 2025 by cph

Ku dhawaad 10 qof oo ku dhintay mudaharaadyada Boorama

Posted on December 5, 2025December 5, 2025 by Desk

Inta la xaqiijiyay siddeed qof oo dhalinyaro u badan ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen mudaharaadyada… Sii akhri

Bangiyada Puntland oo dallad sameystay

Posted on December 5, 2025December 5, 2025 by Desk

Bangiyada gaarka loo leeyahay ee Puntland ayaa markii ugu horreysay sameystay dallad ay ku mideysan yihiin oo ka shaqaysa wada… Sii akhri

Mudaharaad uu sababay go’aan la xiriira buuga xeer Ciise oo ka dhacay Boorama

Posted on December 4, 2025December 5, 2025 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa saacado ka hor go’aan ku gaaray in magaalada Seylac ee gobolka Awdal lagu qaban karo bandhiga buuga… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh miyuu u jawaabay Trump?

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta jeediyay hadal ay dadka qaarkii u arkeen in uu ugu jawaabayo madaxweynaha Maraykanka… Sii akhri

Case Transfer Order Triggers Legal Debate in Puntland State of Somalia

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Boosaaso (PP News Desk) — The former head of the Bari Criminal Investigation Department in Bosaaso, Lieutenant Colonel Adan Musse… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirrada Puntland?

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah yeeshay shirkoodii todobaad laha, kaas oo shir guddoomiyay madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close