Askar laga saaray ciidan dowladda Soomaaliya
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro askar ah laga saaray ciidanka dowladda, kaddib markii lala xiriiriyay anshax-xumo, isticmaalka maandooriyaha iyo hawl-gudasho…
Open this website in Safari first.
Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro askar ah laga saaray ciidanka dowladda, kaddib markii lala xiriiriyay anshax-xumo, isticmaalka maandooriyaha iyo hawl-gudasho…
Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ah ayaa rajo xumo weyn ka muujiyay shirka lagu wado in…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shaaciyay in aysan magaalada Muqdisho ka tagi doonin illaa heshiis laga gaaro khilaafka doorashada dalka.…
Cabdinaasir Maxamed Yuusuf (Buraale) ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub ee xarunta cilmi-baarista Puntland ee PDRC, sida ay shaacisay xarunta. ”Waxaan ku faraxsanahay…
Soomaaliya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, kaddib doorasho ka dhacday…
Wasiir dowlaha wasaarada gaashandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya xildhibaan Cumar Cabdi Cali oo weheliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa…
Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ayaa isku fahmi la’ goobta uu ka dhacayo shirka ay doonayaan in ay yeeshaan labada dhinac.…
Duleedka deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug waxaa shalay galinkii dambe lagu dilay nabadoon Cali Xasan Jarhaye oo ka mid ahaa waxgaradka gobolkaas.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gababta ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaas oo si diiran…
Diyaarad rakaaba oo lagu magacaabo Star Sky ayaa maanta ku dhacday xeebta Xalane ee ku dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.…