Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisu wasaaraha dalka Qatar

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan magaalada Dooha ee Caasimadda dalka Qatar ayaa kulan la… Sii akhri

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Malaaq Xasan Shurre oo geeriyooday iyo Lafta Gareen oo ka tacsiyeeyay

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan Umadda Reer… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in uu soo xirmay wareega kowaad ee dhegaysiga dacwada badda

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in uu si rasmiya u soo xirmay wareega… Sii akhri

Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo kulan gaar ah la yeeshay Midowga Murashixiinta Muqdisho

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Muqdisho wuxu casho sharaf ugu sameeyay xubno… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dib u soo furtay maxaabiis Al-shabaab kala baxday xabsiga Boosaaso

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland, ayaa shaaciyay in ay maanta dib u soo furteen maxaabiis badan oo Al-shabaab kala baxday xabsiga… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay dacwadda badda

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in xukuumadiisa iyo shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin dooda Soomaaliya ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka Covid-19

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Maanta oo Talaado ah ayaa gudaha Soomaaliya laga bilaabay tallaalka Covid-19 oo shalay soo gaaray. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Qoorqoor oo soo gaaray Muqdisho

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo maalmihii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta soo gaaray magaalada… Sii akhri

Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by News Office

Wiil Soomaaliyeed, oo wade ka ahaa gaari nooca xamuulka qaada ah, ayaa xalay lagu dilay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota… Sii akhri

Faahfaahinta Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Posted on March 16, 2021March 16, 2021 by News Office

Sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baarista Puntland ee C.I.D, ayaa saaka oo Talaado ah ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close