Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Masar oo xabsiga dhigtay nin doonayay in uu wiilkiisa gato

Warbaahinta waddanka Masar, ayaa sheegtay in laamaha Amniga dalkaas ay xabsiga dhigeen nin bartiisa Facebook ku daabacay in uu iibsanayo… Sii akhri

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Wejiga labaad ee Talaalka COVID-19 oo laga daah-furay Puntland

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa maanta degaanada Puntland ka bilawday wajiga labaad ee talaalka Covid19. Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax… Sii akhri

Taliska Milatariga Soomaaliya oo war ka soo saaray hawgal lagu dilay xubno Shabaab ah

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Taliska Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay hawlgal ciidan oo ay saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degaanno ka… Sii akhri

Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

Madaxweynaha Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa magaalada Jabuuti kulan kula qaatay dhiggiisa waddankaas, Ismaaciil Cumar Geelle, arrintaas oo qayb ka ah… Sii akhri

Turkiga oo taageeray Heshiiskii Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 29, 2021May 29, 2021 by News Office

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Hoggaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya  ku gaareen… Sii akhri

Somalia : Statement by the High Representative/Vice-President Josep Borrell on the successful conclusion of the FGS-FMS Summit

Posted on May 28, 2021May 28, 2021

The successful conclusion of the talks between the leaders of the Federal Government of Somalia (FGS) and the Federal Member… Sii akhri

Puntland oo burburisay xaruntii Daacish ee Gobolka Bari iyo ajaanib ku dhintay

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen sarkaal ajnabi ah, oo ka tirsan kooxda… Sii akhri

Ethiopia’s fall from grace

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by cph

It wasn’t long ago that Ethiopia was being hailed as an African economic miracle. That’s rapidly unraveling. What happened? Prime Minister… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay Heshiiska arrimaha doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay Heshiiska ay gaareen madaxda Soomaalida ee ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. “Waxaan ku boorinaynaa dhammaan… Sii akhri

Sweden Oo Ka Hadashay Heshiiska Ay Gaareen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Goboleedyada

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la kulmay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close