Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Macron oo qirtay doorkii dalkiisu ku lahaa xasuuqii Rwanda

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga wadanka Rwanda ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsaday doorkii uu ku… Sii akhri

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Qaramada Midoobey guddi baaris ah u saaraya xadgudubyadii ka dhacay Gaza

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu isku raacay in la furo baaritaan caalami ah oo furan oo ku saabsan… Sii akhri

Maraykanka oo diiday in la baaro dagaalkii GAZA

Posted on May 28, 2021May 28, 2021 by News Office

Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la baaro dagaalkii dhowaan dhex maray Israa’iil iyo Xamaas. Guddiga ayaa… Sii akhri

Sidee looga heshiiyay khilaafka Gedo?

Posted on May 27, 2021May 28, 2021 by Desk

War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran waxaa ku jiray hannaanka loo xallinayo khilaafka gobolka Gedo ee u dhexeeyay… Sii akhri

Rooble iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo la kulmay wasiir ka tirsan Sweden

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan madaxda dowlad -goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa la… Sii akhri

Nuxurka Heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee Muqdisho lagu saxiixay

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by News Office

War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wada-tashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada,  ayaa lagu soo bandhigay heshiis ka kooban afar… Sii akhri

Heshiis laga gaaray khilaafkii doorashada oo la saxiixay

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis laga gaaray… Sii akhri

Madaxweynaha Masar oo ku wajahan dalka Jabuuti

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada dalkaasi.… Sii akhri

Booliiska Puntland iyo Galmudug oo hawlgal wadajir ah ka fuliyay Gaalkacyo

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by News Office

Booliiska Puntland iyo Galmudug, ayaa xalay hawlgal wadajir ah oo lagu xaqiijinayo Amniga waxay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo. Ciidanka oo… Sii akhri

Villarrea oo ku guuleysatay koobka Europa League

Posted on May 27, 2021May 27, 2021 by Desk

Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League, markii ay riigoorayaal ku garaacday Manchester… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close