Cirro oo safar todobaadyo qaatay kaddib ku soo laabtay Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, kaddib safar uu dibada ugu maqnaa oo qaatay…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, kaddib safar uu dibada ugu maqnaa oo qaatay…
US Special Envoy Jared Kushner warned that Israel is careening toward “global pariah status,” while touting his “real friendship” with Saudi Crown Prince Mohammed bin…
Madaxtooyada Puntland ayaa war-murtiyeed ka soo saartay shirweyne hal maalin ka socday Garowe oo looga hadlay sidii dib-u-eegis iyo horumarin loogu sameyn…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka wax ka beddelka xeerka ururrada & xisbiyada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyey booqoshada uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni dhawaan ku imanayo magaalada Muqdisho.…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay magalada caasimadda ah ee Garoowe ku qabteen gaadiid waday maandooriyaha khamriga iyo rag ku eedeysan…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay…
Watch video
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh…
Watch video
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabis iyo isku shaandhayn kooban ku sameeyay golaha…
Watch video
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa ka hadlay…
Watch video
Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen. Muumin Cabdi Shire ayaa maanta degmada Carmo ee gobolka Bari ka dhagax-dhigay dhismaha…
Watch video
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay Soomaaliya qarka u saaran tahay in ay burburto oo kala…
Watch video
Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud oo maanta hortagay baarlamaanka ayaa wax laga wadiiyay mushaar la’aan shaqaalaha rayidka…