Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Colaada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland oo saameysay shacabka labada dhinac.

Wararka ka imaanaya Boorame ayaa sheegaya maalinta beri ah inay kusoo wajahan yihiin Caasimadda Puntland ee Garoowe ku dhawaad 20… Sii akhri

Posted on June 9, 2018June 10, 2018 by Dhiirane

Guddiga Difaaca Puntland oo fariin u direy Ardey waxbarasho u jooga Somaliland

Posted on June 9, 2018June 9, 2018 by Dhiirane

Waxaa shir jaraa,iid ku qabtey magaalada Garoowe Gudiga difaaca Puntland oo jawaab ka bixinaya hadal maalmo ka hor kasoo yeeray… Sii akhri

Culimo kula saftey Somaliland dagaalka Tukaraq iyo Eedeyn loo jeediyay Culimada Punland

Posted on June 7, 2018June 7, 2018 by Dhiirane

Qaar ka mid ah culimadda Somaliland oo kulan magaalada Hargeysa kula qaatey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ku garab istaagay… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay 41 meyd oo ka mid ah Alshabab-ta buuraha Galgala.

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by Dhiirane

Warbixin kasoo baxdey taliska Bosaso Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay muuqaalka iyo sawirada meydadka 41 nin oo… Sii akhri

Kooxo hubaysan oo weerarey saldhig ciidanka Puntland ku leeyahay buuraha Galgala

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by Dhiirane

Dagaal culus ayaa caawa ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Alshabab ku dhexmarey deegaanka Bali khaddar oo ku yaala… Sii akhri

Gaashaan oo laga dhigay Gudoomiyaha Mu’asasada Khayriga Jaamacadda Bariga Africa

Posted on June 1, 2018 by Dhiirane

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo horay Puntland uga soo noqday Wasiir ayaa laga dhigay Guddoomiyaha Mu’asasada Khayriga ah ee Jaamacadda… Sii akhri

Banaanbax lagu taageerayo ciidanka Puntland oo ka dhacay Garoowe

Posted on May 31, 2018May 31, 2018 by Dhiirane

Caawa waxaa isugu soo baxay fagaaraha ay caanka ku tahay Garoowe ee (Barxadda) dadweyne u badan haween iyo dhalinyaro taageersan… Sii akhri

The Story of Somali Entrepreneur who spearheads 100K worth Business in Turkey

Posted on May 30, 2018 by Dhiirane

Abdulkadir Mohamed Muse, 24 was born in Malaasle village which is not too distant from Mudug’s provincial capital of Gaalkio… Sii akhri

Buuhoodle:-Issimada SSC oo ka hadlay xiisada ka jidha Gobolka Sool.

Posted on May 29, 2018 by Dhiirane

Magaalada Buuhoodle waxaa lagu qabtey kulan ay isugu yimaadeen ku dhawaad 10 Issim oo kasoo jeeda Gobolladda Sool,Sanaag iyo Cayn,… Sii akhri

Shirkadda NUWACO oo Garowe ka hirgalisay ceel biyood ay ku deeqday Dowlada Bostwana

Posted on May 27, 2018 by Dhiirane

Garoowe waxaa lagu qabtey xil wareejinta mashruuc lagu qoday ceelka biyaha kaamka barakacayaasha ee Jilab oo ay qodey shirkaddaha biyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close