Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Somaliland oo xirtay Xildhibaan ka soo jeedo Sool

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland. Xildhibaanka ayaa ka… Sii akhri

Posted on May 9, 2019May 10, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh xarunta golaha shacabka

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho iyo duleedkeeda

Posted on May 8, 2019May 8, 2019 by Cowke

Roobab ma hiigaan ah ayaa xalay ilaa iyo saakay waxa ay ka da’ayeen magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Roobabkaan oo ahaa… Sii akhri

Cabdi Barre ” umaleeyn maayo in shirka Garoowe ay natiijo ka soo baxeeyso”

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo kamid ahaa xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya haatana ah siyaasi Soomaaliyeed ayaa ka… Sii akhri

Dadkii ka dambeeyay Kufsi iyo dilkii Caaisha oo la maxkmadeeynayo

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cusmaan ayaa 16-kii bishii april sheegay in lasoo gabagabeeyay kiis kufsi ku saabsan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Garoowe

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaari magaalada Garoowe ee caasimada… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan yeelanaya

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Ajandaha Kulanka ayaa ah… Sii akhri

Gal-Mudug oo ka hortimid ansixinta xeerka doorashooyinka

Posted on May 3, 2019May 3, 2019 by Cowke

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qaadacay oo ka hor yimid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay meel mariyeen… Sii akhri

Ra’isilwasaaraha Soomaaliya oo durba magacaabay wasiirka warfaafinta

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by Cowke

Ra’isl wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan cali Kheyre ayaa goordhow magacaabay wasiirka wafaafinta Soomaaliya uu maanta baneeyay Daahir Maxamuud Gelle. Ra’isilwasaare… Sii akhri

Wasiirkii warfaafinta Soomaaliya oo Is casilay

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by Cowke

Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Shiiikh  Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkii iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close