Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wariye Caan ah oo Xasbi ku Geeriyooday

Mohamed Tamalt oo ah Wariye British-Algerian ah ayaa ku dhintay xabsiga kadib markii uu cuntada ka soomay isagoo ka mudaaharaadaya… Sii akhri

Posted on December 13, 2016December 13, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug oo lagu Wado in uu is casilo

Posted on December 12, 2016 by Cowke

Warar soo baxaya ayaa sheegeya in Madaxweynaha Galmudug C/Kariin Xuseen Guuleed uu iska casilayo xilka madaxweynenimo ee Galmudug Iyada oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii Muqdisho.

Posted on December 11, 2016 by Cowke

Muqdisho-11-12-2016- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta… Sii akhri

ku dhowaad 30 Ruux oo ku Geeriyootay Weerar Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay

Posted on December 11, 2016December 11, 2016 by Cowke

in kabadan 20 Ruux ayaa Geeriyootay in kabadana waa ay ku Dhaawacantay  kadib markii qarax xoogan oo gaari loo adeegsaday… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka oo ka soo Horjeeystay Kursigii uu ku Guuleeystay Wasiir Nuux

Posted on December 11, 2016 by Cowke

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) ayaa war-saxaafadeed ka soo saarey doorashadii deg dega aheyd ee  maalintii Sabtida 10 December… Sii akhri

Qaraxyo Mataano ahaa oo Khasaare Geeystay oo ka dhacay Turkiga

Posted on December 11, 2016December 11, 2016 by Cowke

Labo qarax oo mataano ahaa oo ka dhacay bartamaha magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa ku dhintay 29 qofood… Sii akhri

Gaari taarikada Somaliland ku xiran tahay oo loo Adeegsaday Qarax Ismiidaamin Ah

Posted on December 10, 2016December 10, 2016 by Cowke

Taliska Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaliya ayaa sheegay in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha  qarxa islamarkaana Caasi ahaa oo… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ku Guuleeystay kamid Noqoshada Xubnaha Baarlamaanka

Posted on December 10, 2016 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa goordhaweyd kamid noqday Xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka… Sii akhri

Doorashada Xubnaha Gobolada Woqooyi oo dib Maanta u Bilaabmaysa

Posted on December 10, 2016December 10, 2016 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Sooamaliya waxaa maanta dib ugu bilaabanaya doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee Gobolada Woqooyi ee Somaliland ku… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Duulay Itoobiya

Posted on December 9, 2016 by Cowke

Xasan Sheekh Maxamuud  Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close