Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Qodobo laga soo Saaray

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,… Sii akhri

Posted on December 9, 2016December 9, 2016 by Cowke

Guddiga Doorashooyinka oo Tartanka Baarlamaanka ka Reebay wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya

Posted on December 8, 2016December 8, 2016 by Cowke

War saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ayaa waxaa looga hadlay shaqaadii ka dhacday Magaalada Jowhar ee… Sii akhri

Hay,adda NCA oo Garowe ku qabatay shir looga arrinsanayo dhibaatada Tahriibta

Posted on December 8, 2016December 10, 2016 by Cowke

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe shir looga arrinsanayo ka hortaga tahriibta oo fara kulul ku haysa… Sii akhri

Shirka Madasha Wadatashiag Qaran oo Muqdisho Ka Furmay

Posted on December 7, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si rasmi ah u Furey shirka Madasha Wadatashiga qaran ee goordhaweyd ka furmay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan sheekh oo Soo Dhoweeyay doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday

Posted on December 7, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka… Sii akhri

Dr Cabdiraxmaan Beyle oo Noqday Xildhibaankii Labaad ee ka imaanaya Deegaanada Soomaliand

Posted on December 6, 2016 by Cowke

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa noqday mas’uulkii labaad ee kusoo baxa doorashada Xubnaha… Sii akhri

Maxamed Cumar Carte oo ku Guuleeystay Kursigii ugu Horeeyay Ee Xildhibaanada Gobolada Woqooyi

Posted on December 6, 2016 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya waxaa maanta ka bilowday Doorashada Xubnaha aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee ka imaanaya… Sii akhri

Shirkii u Dambeeyay ee Madasha wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Posted on December 6, 2016December 6, 2016 by Cowke

PP-(Muqdisho) Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka furmo Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee hogaamiyaasha… Sii akhri

Keating oo ku Baaqay in la Xaliyo Tabashada Puntland kana Digay dib u dhaca Doorashada

Posted on December 6, 2016December 6, 2016 by Cowke

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan  arrimaha Soomaliya Denjire Micheal Keating oo war qoraal ah kasoo saaray Xafiiskiisa ayaa ka digay… Sii akhri

Baydhabo oo lagu soo Gaba-gabeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose

Posted on December 6, 2016December 6, 2016 by Cowke

Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya waxa xalay lagu soo gaba-gabeeyay doorashada xubnaha aqalka Hoose ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close