Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Muqdisho oo Bandoow noqoneyso muddo ku dhow 10- Bari

Ciidamada amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa xalay sii xiray Wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Ciidamada ayaa la… Sii akhri

Posted on February 1, 2017February 1, 2017 by Cowke

Akhriso: Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha oo la soo saaray

Posted on January 31, 2017January 31, 2017 by Cowke

Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya. Hadal Jeedinta Musharixiinta ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaliya oo si Kulul ugu Hadashay dib u soo cilinta Soomaalida Mareykanka

Posted on January 31, 2017January 31, 2017 by Cowke

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump  in uu dib uga laabto go’aankii uu… Sii akhri

Ciidamada Jubbaland oo Xildhibaan ku Xiray Kismaayo

Posted on January 31, 2017 by Cowke

Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Jubbaland oo lagu Magacaabo Shuceyb Ibraahin… Sii akhri

Musharaxiin isaga baxay doodii Maanta ee Baarlamaanku uu soo diyaariyay

Posted on January 31, 2017January 31, 2017 by Cowke

Qaar kamid ah musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaliya ayaa isagax baxay howlka shirka, kadib markii loo diiday inay dooda ka qeyb… Sii akhri

Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika oo la doortay

Posted on January 30, 2017January 31, 2017 by Cowke

Waxaa goordhaweyd lasoo gaba-gabeeyay doorashada Gudoomiyaha Ururka Midowga Afrika oo sanadkaan ay ku tartamayeen musharixiin dhowr oo ay kamid aheyd… Sii akhri

32 qof oo ku dhintay Gobolka Bay kadib markay cabeen biyo sumeysan

Posted on January 30, 2017January 30, 2017 by Cowke

Waxaa Wararka ka imaanaya Gobolka Baay Ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in Maanta 32 Qof ay ku dhinteen Degaanka… Sii akhri

Guddiga Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxweynaha oo La Magacaabay

Posted on January 30, 2017January 30, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay guddiga Ilaalinta Anshaxa Doorashada Madaxweynaha ee JFS taas oo dhacaysa 8-Bisha… Sii akhri

Weerar Khasaare geeystay oo ka dhacay Masjid ku yaala dalka Canada

Posted on January 30, 2017January 30, 2017 by Cowke

Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhimatay rasaas lagu furay Masaajid ku yaalla magaalada Quebec ee dalka Canada sida ay… Sii akhri

Doorashada Xildhibaanada Gobolada Woqooyi oo la soo gaba gabeeyay

Posted on January 29, 2017January 29, 2017 by Cowke

Doorashada Aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta la soo dhameystiray kadib markii la doortay kursigii ugu dambeeyay ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close