Akhriso: Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha oo la soo saaray

Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.

Hadal Jeedinta Musharixiinta ayaa bilaaban doonto haddii alle idmo Maalinta Khamiista ah ee soo socota Taariiqduna ay ku beegantahay 02 Febuary ilaa 5 Febuary waxaana ay socon doontaa muddo 3 Bari ah.

Musharixiinta Madaxweynaha ayaa Baarlamaanka ka hor jeedin doono Barnaamijkooda siyaasadeed oo ay dalka ku dhaqi doonaan haddii ay noqdaan Madaxweynaha Soomaaliya.

Hoos ka Aqriso Jadwalka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho