Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xukun Lagu Riday Dhalinyaradii kufsiga ka geeysatay Galdogob

Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug waxaa goordhaweyd  ka dhacay  Xukuno lagu fuliyay Dhalinyaradii dhawaan Kufsiga u geystay Gabar 16-jir ah… Sii akhri

Posted on January 29, 2017January 29, 2017 by Cowke

Xasan Sheekh oo Sheegay in uu ku qanci doono Natiijada doorashada

Posted on January 29, 2017January 29, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Waqtigiisu uu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Arimo ku Aadan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Xasan Sheekh… Sii akhri

Xiliga Diiwaangalinta Musharixiinta oo maanta ku eg iyo musharixiinta is diiwaangaalisay

Posted on January 29, 2017 by Cowke

Maanta oo ay Taariikhduna ay ku beegantahay 29-ka Bisha January ayaa waxaa ku eg Waqtiga Ay guddiga Doorashooyinka ay sheegeen… Sii akhri

Diyaarad Helicobter ah oo Lagu Soo Riday Deegaanka Kulbiyoow

Posted on January 29, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Deegaanka Kulbiyow dhanka Kenya ayaa ku waramaya in mid kamid ah diyaaradaha helicopterka Ciidamada Malatariga Kenya lagu… Sii akhri

AMISOM oo ku Dhawaaqay Howlgal Cusub oo ka dhan Ah Al-Shabaab

Posted on January 29, 2017 by Cowke

Taliyaha ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM  ee Soomaliya Gen. Osman nor subagle ayaa waxa uu sheegay in ay qorsheynayaan howlgalo… Sii akhri

Trump oo saxiixay Amaro Xayiraad loogu soo rogoyo Muslimiinta

Posted on January 28, 2017January 28, 2017 by Cowke

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay xayiraado dhanka socdaalka ah  oo lagu soo rogoyo Muslimiinta galeeysa dalka Mareykanka Wuxuu… Sii akhri

QM oo ka digtay in Al-shabaab ay Carqaladeeyaan Doorashada Madaxweynaha

Posted on January 28, 2017January 28, 2017 by Cowke

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay  u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa golaha amaanka ee qaramada midoobay ugu warbixiyay… Sii akhri

Weeraro Qaraxyo iyo Dagaal Toos ah oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Posted on January 27, 2017January 27, 2017 by Cowke

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku qabsadeen xeradii ciidamada… Sii akhri

Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Ninkii Fuliyay weerarkii Hotel Dayax

Posted on January 27, 2017January 27, 2017 by Cowke

Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al-shabaab ayaa baahiyay magaca iyo qabiilka uu kasoo jeeday hogaamiyihii weerarkii Hoteelka Dayax ee Magaalada… Sii akhri

Mid kamid ah Musharixiinta Madaxweyne oo tanaasulay

Posted on January 26, 2017January 26, 2017 by Cowke

Cali Maxamed Geedi oo ka mid ahaa Musharaxiintii u taagnaa xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu ka tanaasulay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close