Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Weerar la haysatayaal lagu soo furtay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Taliye ku xigeenka saldhiga booliska magaalada Balad weyne ee gobolka Hiiraan Nuur Xasan Bidaar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Xilalkii ka qaaday Saraakiil Boolis ah

Posted on April 14, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu isbadal iyo xil ka qaadis… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo wax ka qabaneysa Cabasho ka soo yeertay Shacabka

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Cowke

Wasaaadda Gaadiidka iyo Dekaddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonto cawashooyin ay usoo gudbiyeen Gaadiidleeyda… Sii akhri

Maraykanka oo bamkii ugu weynaa ku riday Afghanistan

Posted on April 14, 2017 by Cowke

Milateriga Maraykanka ayaa markii ugu horaysay adeegsaday bamkii ugu weynaa ee aan nukliyeer ahayn, kaasoo ay la beegsadeen ururka isku… Sii akhri

Maxkmada Ciidamada Qalabka sida oo Xukuno ku riday eedeeysanayaal

Posted on April 13, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida Soomaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa waxa uu sheegay in maxkamadda… Sii akhri

Mid kamid ah hogaamiyayaasha Burcad Badeeda Soomaalida oo gacanta lagu dhigay

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Cowke

Maraakiibta dagaalka ee dalka Shiinaha oo howlgalo badbaadin ah u sameynayay Markab ganacsi oo laga lahaa Boqortooyada Britain oo kooxaha… Sii akhri

Madaxda ugu sareysa dalka oo hambalyo u diray Ciidamada Xooga

Posted on April 12, 2017April 12, 2017 by Cowke

Warsaxaafadeedyo laga soo saaray Xafiisyada Ra’isilwasaaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa hambalyo loogu diray maalinta aas aaska ciidamada Xooga dalka… Sii akhri

Xuska Maalinta Aas Aaska Ciidamada Milatariga oo lagu qabanayo Muqdisho

Posted on April 12, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa maanta lagu qabanayaa munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii 57-aad ee aasaaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,… Sii akhri

Nin Watay Dharka Ciidamada Dowlada oo isku Qarxiyay Fariisin Ciidan

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 5 askari ayaa dhimatay 15 kalena way dhaawacmeen kadib markii  uu isku qarxiyay nin soo xirtay labiska… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Dubai Lana kulmaya Madaxda Imaaraadka

Posted on April 10, 2017 by Cowke

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo  ayaa Gaaray Dalka Isku Taga imaaraadka Carabta gaar ahaan Magaalada Dubai.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close