Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Masuul katirsan Dowlada Soomaaliya oo qarax Gaarigiisa Loogu xiray ku waxyeeloobay Muqdisho

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Xamar jajab ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in qarax gaari lagu xiray  … Sii akhri

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Cowke

Badmaaxayaal Ajnabi ah oo laga soo badbaadiyay kooxaha Burcad badeeda Soomaalida

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Cowke

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Badda  Puntland 19 badmaaxiyiin ah oo ajnabi ah ayaa laga soo badbaadiyay Markab… Sii akhri

Nin curyaan ah oo noqday mid kamid ah Madaxweynayaasha dalalka Caalamka

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Cowke

Toddobaadka soo socda waxa xilka madaxweynaha dalka Ecaudor loo dhaarin doonaa Lenin Moreno oo ah nin naafo ka ah qaarka… Sii akhri

Gaafoow: “Waa been Abuur in la ii magacaabay Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha”

Posted on April 10, 2017April 10, 2017 by Cowke

Taliyihii hore ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul u… Sii akhri

Gaadiidka Ciidamada AMISOM oo Wiil Da’yar ah ku Jiiray Muqidhso

Posted on April 10, 2017 by Cowke

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa waxa u isgoyska Sanca ee Degmada Yaaqshid uu ku jiiray Wiil yar… Sii akhri

Faah Faahin: ku dhowaad 10 Ruux oo ku dhintay Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Cowke

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaayo qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta  Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaliya. Qaraxaani… Sii akhri

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Milatariga oo ka bad baaday Qarax la la eegtay

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Cowke

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga dalka Somaliyeed jeneraal Cirfiid ayaa goordhaweyd ka badbaaday qarax la doonayay in lagu khaarijiyo oo… Sii akhri

Wasiirka Warfaafinta oo Shaqadii ka Joojiyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo Agaasimayaal kale

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Cowke

Wasiirka W.Warfaafinta Soomaaliya Eng Yariisoow Ayaa shaqo ka fariisin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq Bahlaawi. Sidoo kale… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u Safraya Dubai

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ku wajahan Dalka isku taga imaaraadka Carabta Wasiirka arrimaha Dibada… Sii akhri

4,000 oo qaxooti Soomaaliyeed oo laga soo Cilin Doono Dalka Mareykanka

Posted on April 9, 2017April 9, 2017 by Cowke

Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in la qorsheynayo soo celinta qaxooti Soomaaliyeed oo gaaraya 4,000 00 qof kuwaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close