Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Muqdisho soo gaaray

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse. Boqorka ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku soo… Sii akhri

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by Cowke

Ciidamo Mareykan iyo Soomali ah oo burburiyay fariisimo Al-shabaab

Posted on February 21, 2019February 21, 2019 by Cowke

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen gudaha deegaanka Baladul… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo kulan ku yeelanayo Addis Ababa

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku kulmaya magaaladda Addis… Sii akhri

Sarkaal katirsan xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka oo Muqdisho lagu dilay

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by Cowke

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd masuul ka tirsanaa xafiiska xeer ilaaliyaha dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Muqdisho. Allaha u… Sii akhri

Ciidamada Itoobiyo oo qarax lagula eegtay Baardheere

Posted on February 20, 2019February 20, 2019 by Cowke

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax saakay ka dhacay degmadda Baardheere ee gobolka Gedo. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal… Sii akhri

Ganacsatada Soomaaliyeed oo Joojiyay Qaadkii ka imaan jiray Kenya

Posted on February 19, 2019February 19, 2019 by Cowke

Xili uu jiro khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arintaas ka hadlay ganacsatada Soomaalida ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u Amba baxay Dalka burundi

Posted on February 18, 2019February 18, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on February 18, 2019February 18, 2019 by Cowke

Koox burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay muwaadin Soomaaliyeed ku dishay dalkaas. Dilka muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay go’aankii Kenya

Posted on February 17, 2019February 17, 2019 by Cowke

Dowladda Soomaaliya ayaa u jawaabtay dowladda Kenya oo soo kala dhexgalay khilaaf siyaasadeed oo ka bilowday muran dhanka badda ah.… Sii akhri

DFS oo war ka soo saareeyso go’aankii Kenya

Posted on February 17, 2019 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay war ka soo saarto go’aankii dowlada Kenya ay xariirka ugu jartay Soomaaliya. Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close