Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Duqeeymo la la beegsaday fariisimo Al Shabaab duleedka Beled-weyne

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in duqeeymo Al-Shabaab halkaasi lagu la eegtay. Duqeeyntaan ayaa waxa… Sii akhri

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Xukuumada Soomaaliya oo Cambaareeysay falkii lagula kacay Marxuumad Caa’isha

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Golaha Wasiirrada XFS oo shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkaas waxshinimada… Sii akhri

Rasaas iyo qaraxyo ka soconayo saaka Muqdisho

Posted on March 1, 2019March 1, 2019 by Cowke

Dadka reee Muqdisho ayaa saaka ku waabariistay maqalka rasaas iyo qaraxyo. Rasaaata iyo qaraxyada ayaa waxa ay ka dhacayaan wadada… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on February 28, 2019March 1, 2019 by Cowke

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow laga maqlay jugta qarax aad u xoogan. Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay aaga Hoteelka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Amiirka Dalka Qadar

Posted on February 27, 2019February 27, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la… Sii akhri

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay 40 dagaalame oo Al-shabaab ah

Posted on February 27, 2019February 27, 2019 by Cowke

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegay in ay howlgal qorsheysan ka… Sii akhri

Dad lagu laayay duleedka Muqdisho

Posted on February 25, 2019February 25, 2019 by Cowke

Warar deg deg ah oo hadda ku soo dhacay warqabadka Warbaahinta Puntland Post ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dad… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga

Posted on February 25, 2019February 25, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda dalalka Ciraaq, Sweden iyo Talyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo amray in la soo qabto ragii dilay xildhibaan Boqorre

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay Dalka Masar

Posted on February 23, 2019February 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u duulay dalka Masar. Madaxweyne farmaajo ayaa ka qeybgalaya shirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close