Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Akhriso:-Waa Nin Caynkee Ah Madaxweynaha Cusub ee Dalka Faransiisku?

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijada tartankii loogu jiray qasriga Elesy ee Madaxtooyada Dalka faransiiska oo uu 65% ku guulaystay… Sii akhri

Posted on May 8, 2017 by Cowke

Wasiir Qarjab: “Dadka Kufsiga geysta hadii la waayo Aabayaashood ayaa la xiri doonaa”

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheeg in Puntland aanay u dul qaadan doonin dhibaatooyinka kufsiga ah ee… Sii akhri

Yuusuf Garaad:- “Isbeddello ayaa lagu sameyn doonaa Ururka Midowga Afrika”

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar  ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qeyb galay shir ay Wasiirrada… Sii akhri

Mareykanka oo Shaaciyay magaca Askarigii loogu dilay Soomaaliya

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay Magaca iyo Gobolka uu kasoo jeeday askarigii Mareykanka ahaa ee dhawaan ku dhintay weerar ay Ciidamada… Sii akhri

Maamulka Hirshabelle oo xiriirka u jartay Dowlada Federaalka

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay xiriirka u jareen dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay Hirshabelle ayaa… Sii akhri

Oday 80 jir ah oo Walaashiis oo 82 jir aheyd gowracay

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya degaanka Doonweyne oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kormaaray goobaha lagu keydiyo raashinka CXD

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala… Sii akhri

Donald Trump:-“Mareynka Jawaab ayuu ka bixin doonaa Askarigii Loogu dilay Soomaliya”

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay in askari Amarican ah oo kamid ahaa Ciidamada Mareynka ee Soomaliya ka howlgala lagu… Sii akhri

Hailemariam Desalegn” Dowlada Soomaaliya ma u gacan Dhaafi Doono Siyaasada Soomaaliya”

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Cowke

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in waligood aysan gacan dhaafin dowladda Federaalka Soomaliya, waxa uuna intaasi ku daray in… Sii akhri

Duqeeyn lagu dilay Wariyaal Al-shabaab u shaqeeynayay

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Cowke

War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Duqeyn iyo weerar toos ahaa oo Xalay ka dhacay Deegaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close