Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Sh. Shaakir oo ka hor yimid Doorashadii ka dhacday Cadaado

Madaxweynaha Maamulka lamagacbaxay Gobolada Dhexe ee Ahlusunno Sh. Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka soo horjeeystay Doorashadii shalay ka dhacday… Sii akhri

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo: “Wasiir Cabbaas waxa uu ahaa Shakhsi muhiim ah oo ka baxay Qaranka”

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Cowke

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka tacsiyeey dilkii loo geystay Wasiir Cabaas

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Xili Dambe xalay warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka… Sii akhri

Hanti dhowraha Dowlada Soomaaliya oo qirtay in Askari ilaalo u ahaa uu dilay Wasiirkii Howlaha Guud

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Cowke

Hantid dhowraha Dowlada Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale ayaa ka hadlay dhacdadii Xalay Askari ilaalo u ahaa isaga uu dilay  Allah… Sii akhri

Ciidamo Ajaaniib ah iyo kuwo Soomaliand oo 20 Haween ah ku xiray Hargeysa

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Cowke

Wararka PUNTLAND POST ay ka heleeyso magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Ajaaniib ah iyo kuwa Soomaaliand ay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Si Adag uga hadlay Wasiirkii Caawa lagu Toogtay Muqdisho

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Booqasho Rasmi ah ku joogo dalka Itoobiya ayaa si kulul uga hadlay Wasiir… Sii akhri

Akhriso: Taariikhda Wasiirkii Howlaha Guud ee Caawa lagu dilay Muqdisho

Posted on May 3, 2017May 4, 2017 by Cowke

Xil. Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji: Wasiirka Howlaha Guud & Dib-u- Dhiska: Waxa uu dhashay 1986-dii, in ka badan 20 sano… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Tacsi u Diray Wasiirkii Howlaha Guud oo ka soo Jeeday Jubbaland

Posted on May 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo dhamaan Xubnaha Golayaasha Dowladu waxay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadiisa… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo la toogtay

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Cowke

Warar haatan soo gaaray PUNTLAND POST  ayaa ku waramaya in is-rasaaseen ka dhacday Magaalada muqdisho goordhaweyd in uu ku dhintay… Sii akhri

Axmed Geelle Xaaf oo loo Doortay Madaxweynaha Galmudug

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Cowke

Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ah siyaasi Soomaliyeed ayaa goordhaweyd loo doortay Madaxweynaha Cusub ee maamulka Galmudug kadib markii uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close