Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ah siyaasi Soomaliyeed ayaa goordhaweyd loo doortay Madaxweynaha Cusub ee maamulka Galmudug kadib markii uu doorashada kaga guuleystay Axmed Cali Hilowle.
Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa helay 54-cod, halka Axmed Cali Hilowle, uu helay 34-cod sidaas waxaa lagu cadeeyay in Xaaf uu noqday Madaxweynaha cusub ee Galmudug.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post