Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Shir hordhac u ah Shirka London ka qeeybgalay

shirkan oo hore dhac u ahaa shirweynaha caalamiga ah ee arimaha Soomaaliya oo maalinka Barita ah ka furmaya Magalada london… Sii akhri

Posted on May 10, 2017 by Cowke

BURTINLE: Xukun Lagu Riday Nin kufsaday Gabar 13-jir ah

Posted on May 10, 2017 by Cowke

Maxkamada degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ee  Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah  shan sano oo xarig ah ku riday… Sii akhri

Uhuru Kenyata:-“Ciidamada Kenya Soomaliya Way Sii Joogi Doonaan Inta Kenya ay Amni Ka Noqonayso”

Posted on May 10, 2017 by Cowke

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ka qeyb galaya Shirka Loogu  hadlaayo arrimaha Soomaliya ee Magaalada London ayaa sheegay in… Sii akhri

Wasiir Jamaal:-“Maamul Goboleedyada Heshiis lama gali karaan Hay’ado Caalami”

Posted on May 10, 2017May 10, 2017 by Cowke

Wasaaradda  Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta DhaqaalahaXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay qorshe maamul-goboleedyada dalka u diidaya inay heshiis… Sii akhri

Ganacsade lagu dilay Magaalada Bosaso

Posted on May 9, 2017May 9, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanya Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa ku waramaya in Kooxo Hubeysan oo watay Bastoolado in ay Magaaladaas y… Sii akhri

Faah Faahin: khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on May 9, 2017May 9, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 6-qof ayaa ku dhimatay 10-kalana way ku dhaacmeen kadib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu… Sii akhri

Qarax Gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Posted on May 8, 2017May 9, 2017 by Cowke

Wararka haatan naga soo gaaraya wadada Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Qarax gaari loo adeegsaday in… Sii akhri

Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Madaxtooyada Gal-Mudug

Posted on May 8, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Hay’adda Nabad Sugida iyo… Sii akhri

80 Muhaajiriin ah oo ku Geeriyooday Badda Mediterranean

Posted on May 8, 2017 by Cowke

Ku dhawaad 80 Muhaajiriin ah oo ka yimid dalka Libiya ayaa ku dhintay Biyaha Mediterranean-ka sida ay sheegtay Wakaalada wararka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Degmada Afgooye

Posted on May 8, 2017May 8, 2017 by Cowke

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lahi Maxamed(Farmaajo) ayaa ku wajahan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose. Mas’uuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close