Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dowlada Soomaaliya oo digniin ka soo saartay weerarka Kombuyuutarada aduunka

Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo saartay digniin ku aadan khatar ay la kulmi karaan Soomaalida oo ku aadan… Sii akhri

Posted on May 15, 2017May 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Doha Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey

Posted on May 15, 2017May 15, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada Doha ee… Sii akhri

Xuska Maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15 May oo Muqdisho ka dhacaysa

Posted on May 15, 2017May 15, 2017 by Cowke

Munaasabad lagu  weyneynayo  maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-May ayaa  maanta lagu qabanayaa  magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah Gobolada dalka… Sii akhri

RW Kheyre “Aduunka Waxaan Ka Codsanaynaa in Aysan Indhahooda Ka Qaadin Soomaaliya”

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah… Sii akhri

Galmudug oo Wasiir ka tirsan Puntland ku wareejisay gaari laga soo dhacay

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Cowke

Ciidamada Booliska Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan gaari Land Cruiser ah uu dhawaan lasoo… Sii akhri

Labo Wiil oo isla dhashay oo isku dilay duleedka Jowhar

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in Laba ruux oo isla dhashay ay isku… Sii akhri

Talyaaniga oo lagu Xiray Soomaali dooneeysay in ay ku biiraan Daacish

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Cowke

Ciidamada Booliska Talyaaniga ayaa xabsiga dhigay Tahriibayaal Soomali ah oo doonayay in ay ku biiraan dagaalyahanada Daacish. Howlgal ay ciidamada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Safarkiisii ugu horeeyay ugu ambabaxaya dalka dibadiisa

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Cowke

Sida ay xaqjiiyeen ilo lagu kalsoonan karo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa safarkiisa ugu horeeyay ugu ambabaxaya… Sii akhri

Mareykanka oo war ka soo saaray Soomaali laga soo ciliyay Dalkiisa

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Cowke

Qoraal ka soo baxay Waaxda Fulinta arrimaha socdaalka iyo Kastamada ee ICE ayaa lagu xaqiijiyey celinta Muwaadiniin u kala dhalatay… Sii akhri

Aabe iyo Gabadhiisa oo lagu Dilay NO 50

Posted on May 12, 2017May 12, 2017 by Cowke

Meydka Gabar iyo aabaheed ayaa maanta laga helay Duleedka NO-50  kuwaasi oo Xalay laga afduubtay Duleedka Deegaanka Lambar Konton waxaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close