Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaaladda Jabuuti ee caasimadda dalka… Sii akhri

Posted on February 18, 2020February 18, 2020 by Liban Yusuf

Boosaaso oo laga daah-furay carwada ganacsiga Puntland

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaaladda Boosaaso ka daah-furay carwada ganacsiga Puntland. Carwadan oo ah tii labaad ee… Sii akhri

Qariidad kala jaraysa Soomaaliya oo la soo dhigay baraha internet-ka Abiy

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Baraha internet-ka (Twitter-ka iyo Facebook-ga) ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta la soo dhigay qariidad muujinaysa Soomaaliya oo… Sii akhri

Somaliland oo ruqseysay Askari u gacan qaaday qof dumar ah

Posted on February 17, 2020February 17, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa ruqseysay Askri Booliis ah oo dharbaaxo la dhacay qof dumar ah oo ku nool magaalada Hargeysa. Qoraal la… Sii akhri

Weriye lagu dilay Afgooye

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by Liban Yusuf

Weriye lagu magacaabo Cabdi Wali Cali Online ayaa galabta lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Dilka waxaa geystay… Sii akhri

Qoor Qoor oo hanjabay

Posted on February 16, 2020February 16, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaahiye (Qoor Qoor) ayaa maanta booqday xerada ciidamada 21aad ee magaalada Dhuusomareeb. Qoor Qoor… Sii akhri

Madasha xisbiyada Qaran oo ka hadlay xaalada Gedo

Posted on February 15, 2020February 15, 2020 by Liban Yusuf

Madasha la magac baxday xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka… Sii akhri

Fiqi: Wareysigii madaxweynaha “Nin kaligiis garramay”

Posted on February 14, 2020February 15, 2020 by Liban Yusuf

Axmed Macallin Fiqi oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay wareysi uu maalmo ka hor bixiyey Madaxweyne… Sii akhri

Guddiga tirakoobka ciidamada Puntland oo booqday Galgala

Posted on February 13, 2020February 14, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga tirakoobka iyo dib u habaynta casriga ah ee ciidamada Puntland ayaa maanta gaaray fariisimaha ciidamada ee buuraleyda Galgala. Wafdigan… Sii akhri

Xubno lagu daray Guddiga sare ee Bangiga Dhexe

Posted on February 13, 2020February 13, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulan ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Kheyre.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close