Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Mareykanka oo sheegay in aan la aqabli karin ciidamada DFS ku daadgureysay Gedo

Mareykanka ayaa si kulul uga hadlay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya geysay gobolka Gedo iyo khilaafka Jubbaland iyo Federaalka. Isuduwaha siyaasadda… Sii akhri

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by Liban Yusuf

Loolan siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo ka dhashay dhagax laga qaaday Hiiraan

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin ka hor duleedka Muqdisho ku qabatay dhagax la aaminsan yahay in uu aad qaali u… Sii akhri

Axmed Madoobe oo diyaarad ku tagay Dhoobley

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe oo safar… Sii akhri

Xagee ku dambeeyey baaritaankii dilkii Almaas Elman?

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by Liban Yusuf

Bishii Noofember sanadkii hore 2019, waxaa xareda Xalane ee magaalada  Muqdisho oo ammaaankeeda aadka loo dilaaliyo lagu dhextoogtay Almaas Elman… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo go’aan ka soo saaray murankii ku simaha Madaxweynaha

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta war ka soo saaray murankii ka taagnaa cidda noqoneysa ku simaha… Sii akhri

Farmaajo oo xilka ka qaaday Taliye uu dhawaan magacaabay

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Ciidanka xoogga dalka… Sii akhri

Puntland oo ka digtay adeegsida Forex Trade

Posted on February 20, 2020February 20, 2020 by Liban Yusuf

Puntland ayaa dadweynaheeda uga digtay in ay lacagahooda galiyaan suuqa safirka online-ka ee Forex. Agaasimaha Bangiga dhexe ee Puntland Maxamed… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Deni iyo Ismaciil Cumar Geelle?

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka kadib, Madaxweyne… Sii akhri

Jabuuti: Madaxweyne Deni oo booqday xarumo dowladeed

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gaaray magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti ayaa maanta booqday xarumo dowladeed. Madaxweyne… Sii akhri

Khayre oo kormeeray Xarunta dhexe ee Xukuumadda oo dib loo dhisayo

Posted on February 19, 2020February 19, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay dhismaha guriga xukuumadda (Ex-xaruntii xisbiga) oo lagu wado dib-u-dhis.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close