Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Rasaas ka socota Dhuusomareeb

Wararka laga helayo magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in halkaas ay caawa ka socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamo ka kala… Sii akhri

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Nicolas Berlanga oo heshiisiiyey xisbiyada mucaaradka iyo Muuse Biixi

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Hargeysa ayaa heshiiyey xisbiyada Somaliland oo isku… Sii akhri

Taariikhda dawladnimada – Qaybtii 5aad

Posted on February 27, 2020February 27, 2020

U GOGOL XAARKII DAWLADAHA CASRIGAA Dhicistii Rome Waxa aynu horay u soo sheegnay in dabayaaqadii qarnigii 5aad ay qabaa’ishii Jarmalku… Sii akhri

Man City oo guul soo laabasho ah ka gaartay Real Madrid

Posted on February 27, 2020February 27, 2020 by Liban Yusuf

Labo kulan oo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa oo… Sii akhri

Faahfaahin: Dagaal Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray Sanaag

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by Liban Yusuf

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa iska hor-imaad saaka ku dhexmaray gobolka Sanaag ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland. Iska… Sii akhri

Deni oo la kulmay gabar yar oo naafo ah oo horey fariin ugu dirtay

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by Liban Yusuf

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Boosaaso ku qaabilay Ayaan Xassan Ducaalle oo ah gabar 7sano jir ah… Sii akhri

Ganacsiga Boosaaso oo albaabada loo laabay

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by Liban Yusuf

Inta badan ganacsiga magaalada Boosaaso ayaa maanta xiran, iyadoo Boosaaso ay tahay xarunta ganacsiga Puntland. Ganacsatada Boosaaso, ayaa ka cabanayaa… Sii akhri

Maxaa kala qabsaday Chelsea iyo Bayern?

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by Liban Yusuf

Labo kulan oo ka tirsan lugta hore ee wareega 16-ka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa laga… Sii akhri

Madaxweyne hore oo caan ah oo geeriyooday

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak, oo Masar xakumayey dhawaad ​​30 sano oo is casilay kadib kacaan caan ah oo… Sii akhri

Kheyre oo xariga ka jaray xarun horey qarax loogu burburiyay

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hassan Cali Kheyre iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Saadiq Warfaa ayaa maan si wadajir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close