Wanlaweyn: Mas’uul qarax lagu dilay
Guddoomiye ku xigeenkii dhanka Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa caawa lagu dilay degmadaas.… Sii akhri
Guddoomiye ku xigeenkii dhanka Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdulaahi Cumar Koosto ayaa caawa lagu dilay degmadaas.… Sii akhri
Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka dhacay dilal kala duwan. Xalay ayaa gudaha Garowe lagu dilay… Sii akhri
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalla Soomaaliya ayaa ansixiyay xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed oo ay ka maqan tahay Puntland.… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga rasmiga ah ay dib u furayso duullimaadyada dibada. Golaha Wasiirrada ayaa kulan ay maanta… Sii akhri
Kusimayaasha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xubnaha Guddiga farsamada heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ee… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si faahfaahsan uga warbixiyey kulan dhawaan dhexmaray Guddoonka Golaha… Sii akhri
Labadii xaq darro ku heshiisa, Xaqay ku dagaalaan! Sida uu isaguba sheegay ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre 1247 casho… Sii akhri
Ciidamao ka tirsan Puntland ayaa rasaas ku furay dad shacab ah, bartamaha magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Ciidamada oo la… Sii akhri
Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay go’aankii Baarlamaanka ee xilka qaadistii Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.… Sii akhri