Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Ra’iisal wasaarihii hore wuxuusan galabsan kuma dhicin! – FAALLO

Labadii xaq darro ku heshiisa, Xaqay ku dagaalaan! Sida uu isaguba sheegay ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre 1247 casho… Sii akhri

Posted on July 30, 2020July 30, 2020

Ciidamo ka tirsan Puntland oo dad shacab ah ku laayay Garowe

Posted on July 28, 2020July 28, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamao ka tirsan Puntland ayaa rasaas ku furay dad shacab ah, bartamaha magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Ciidamada oo la… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay arrimaha ka soo cusboonaaday Soomaaliya

Posted on July 28, 2020July 28, 2020 by Liban Yusuf

Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujisay go’aankii Baarlamaanka ee xilka qaadistii Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo Xukuumadda kala xisaabtamaya Sool iyo Sanaag

Posted on July 28, 2020July 28, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Wakiilada Puntland ayaa shaaciyay in ay Xukuumadda kala xisaabtami doonaan gobollada Sool iyo Sanaag, oo qeybo kamid ay gacanta… Sii akhri

Deni oo ka hadlay kulamo gaara oo la qaatay Farmaajo iyo Kheyre

Posted on July 27, 2020July 27, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa faahfaahfin ka bixiyay kulamo gaara oo Dhuusamareeb kula qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali… Sii akhri

Puntland oo caddeysay mowqifka ay ka qabto rididii Kheyre

Posted on July 27, 2020July 27, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu riday Ra’íisul Wasaare Xasan Cali… Sii akhri

Daldalaada Kheyre iyo damaca Farmaajo – FAALLO

Posted on July 26, 2020July 28, 2020 by Liban Yusuf

Xasan Cali Kheyre oo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahaa muddo saddex sano iyo bar ah ayaa shalay si dhib yar xilka… Sii akhri

Heshiis dal Shisheeye iyo Puntland wadagaleen oo Baarlamaanku laalay

Posted on July 26, 2020July 26, 2020 by Liban Yusuf

Golaha Wakiillada Puntland ayaa laalay heshiis is-afagard ah oo ay 2011 wadagaleen Puntland dowladda Seychelles Fadhi ay maanta yeesheen Baarlamaanka… Sii akhri

Xisbiyo siyaasadeed oo ka horyimid xilka qaadista Kheyre

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah xisbiga siyaasadda Soomaaliya ayaa ka hadkay xilka qaadistii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. War qoraal ah oo… Sii akhri

Farmaajo oo howlaha Xukuumadda u idmaday Mahdi Guuleed

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Mahdi Maxamed Guuleed oo ahaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumaddii la riday, si… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close