Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Gabadh kaalinta kowaad ka gashay imtixaankii dugsiyada sare Puntland

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Puntland ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay natiijada imtixaankii dugsiyada sare Puntland ee sanad dugsiyeedka… Sii akhri

Posted on August 10, 2020August 10, 2020 by Liban Yusuf

Puntland: Taliyeyaal cusub oo loo magacaabay Madaxtooyada iyo Booliska Nugaal

Posted on August 10, 2020August 10, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Taliyeyaal cusub u magacaabay ciidamada Madaxtooyada Puntlad iyo Qaybta Booliska gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Puntland: Mas’uuliyiin ka hadlay dagaalkii Gaalkacyo

Posted on August 9, 2020August 9, 2020 by Liban Yusuf

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay Gaalkacyo oo ku geeriyooday Taliyihii Madaxtooyada iyo sarkaal kale.… Sii akhri

Taliyihii Madaxtooyada Puntland oo la dilay iyo dagaalka ka socda Gaalkacyo

Posted on August 9, 2020August 9, 2020 by Liban Yusuf

Taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed oo loo garan-ogaa Cismaan Itoobiyaan ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

UN-ka oo walaac ka muujiyay isku day uu sameeyay Guddoomiye Mursal

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by Liban Yusuf

Qaramada Midoobay yaa ka hadashay hindise sharciyeedkii dambiyada la xiriira galmada ee ay maanta akhrintiisa diideen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka… Sii akhri

Real Madrid iyo Juventus oo ka haray tartanka kooxaha Yurub

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by Liban Yusuf

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa laga reebay tartanka xiisaha iyo xamaasadda badan kooxaha Yurub ee UEFA Champions League. Manchester… Sii akhri

Farmaajo, Mursal iyo Muudey oo qorsheynaya muddo kororsi, ka hor magacaabida Ra’iisul Wasaaraha cusub

Posted on August 6, 2020August 6, 2020 by Liban Yusuf

Xubno ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya oo la soo xiriiray Puntland Post ayaa xaqiijiyay in baarlamaanka iyo xubno ka… Sii akhri

Marxuum Xaaji Maxamed X. Jaamac wuxuu ka mid ahaa xubnihii hoggaaminayay halgankii gobolka Soomaaliyeed Kenya

Posted on August 6, 2020August 8, 2020 by Liban Yusuf

Allaha u naxariistee Xaaji Maxamed Xaaji Jaamac (Qareey) ayaa xalay 1:00 habeenimo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Marxuumka… Sii akhri

Markab ciidi ku qabsatay marinka dekedda Boosaaso

Posted on August 5, 2020August 6, 2020 by Liban Yusuf

Markab ayaa maanta oo Arbaco ah ciidi ku qabsatay marinka gaadiidka ee dekedda magaalada Boosaaso. Markabka oo shamiito u waday… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii Beirut

Posted on August 4, 2020August 5, 2020 by Liban Yusuf

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa qaraxii weynaa ee ka dhacay magaalada Beirut ee dalka Lebanon. Wasiirka caafimaadka Lebanon Xamaad Xasan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close