Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Maalinta caalamiga ah e xuquuqul insaanka oo Garowe lagu xusey (Dhagayso)

Garowe(pp) Maalinta loo aqoon-sadey xaquuqul insaanka caalamiga ah ayaa maanta laga xusay magalo madaxda Puntland ee Garowe. Munaasibaddan lagu xusayo… Sii akhri

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Munaasibad lagu soo af-jarayey maalmaha tacadiga ka dhanka ah Haweenka oo Garowe lagu qabtay (Sawirro+Cod)

Posted on December 10, 2015December 10, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Munaasibad lagu soo af-meerayay 16-ka beri ee shaqaaqada haweenka isla markasna soo qaban qaabisey wasaradda Haweenka iyo horumarinta qoyska… Sii akhri

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo la kulmey saraakiisha ciidanka xoogga

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Muqdisho(pp) Kulankaan oo ahaa mid todabaad leh islamrkaan uu taliyaha ciidanka xooga dalka S/gaas Maxamed Aadan Axmed oo la yeeshay… Sii akhri

Munaasabad looga hadlayey 16ka maalmood ee ka hortaga shaqooyinka Haweena oo lagub qabtay Dhahar

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Dhahar(PP): Waxaa shalay lagu qabtay magaalada Dhahar ee xaruta gobolka Hayland munaasabad looga hadlayey 16ka Maalmood ee ka hortaga shaqaaqooyinka… Sii akhri

7 Ruux oo ku dhaawacmay Shil gaari oo ka dhacay duleedka Baardheere

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Baardheere(PP):7 Ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay duleedka Baardheere ee gobolka Geddo, isagoo kusii jeeday baardheere islamarkaana… Sii akhri

AMISOM oo xeebta Kismaayo ka qabatay markab Jariif

Posted on December 10, 2015December 10, 2015 by Ducaale

Kismaayo(PP):Ciidamda AMISOM ee jooga Kismaayo ayaa gacanta ku dhigay markab si sharci daro ah uga kalluumaysanyey xeebta Kismaayo, siday sheegeen… Sii akhri

Cumar Cabdirashiid oo ugu baaqay shacabka inay ka faa’iidaystaan khayraadka

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Muqdisho(PP): Ra’iiusl wasaaraha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka faa’iidaystaan khayraadka ku jira bada… Sii akhri

Xeer ilaaliyaha oo ka hadlay dhulalka dowladda oo shacabka dhistaan

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Muqdisho(PP): Xeer ilaaliyaha guud ee Qaran Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin udiray dadka dhista dhulalka ay… Sii akhri

Dadka Godob jiiraan oo ka cabanaya Biyo la’aan

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Garowe(PP):Degmada Gobod Jiiraan ee gobolka Nugaal ayey dadka kunoo waxay ka cabanayaan biyo la’aan haysata kadib markii uu dumay ceel… Sii akhri

Baarlamaanka oo loo qaybiyey miisaaniyadda 2016

Posted on December 10, 2015 by Ducaale

Muqdisho(PP);Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa loo qeybiyay miisaaniyada sanadka 2016-ka, si ay u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close