Al-shabaab oo sheegtay in qaraxyo is xigay ku weerartay Ciidamada Itoobiya
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray qaraxyo shalay Ciidamada Itoobiya lagula eegtay duleedka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay( Koonfur… Sii akhri
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa war ka soo saaray qaraxyo shalay Ciidamada Itoobiya lagula eegtay duleedka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay( Koonfur… Sii akhri
Shirweyne Nabadayn ah oo lagu xallinayo Colaadda laba beelood oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa gelinkii dambe… Sii akhri
Madaxweynaha waddanka Brazil Jair Bolsonaro ayaa ku hanjabay in dalkiisu uu ka baxayo xubinnimada hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO. Madaxweynaha… Sii akhri
Kalfadhiga Mudanayaasha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sida qorshaysan maanta oo Sabtiya ka furmaya Muqdisho. Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalmaha soo socda mar kale ku wajahan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Khamiis ah wasiir ku xigeen cuusb u magacaabay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha… Sii akhri
Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay eedaysane Ruqiyo Cabdiraxmaan Maxamed oo lagu helay… Sii akhri
Hoos u dhac ballaaran ayaa ku yimid heerka xanuunka COVID-19 ee degaanada Puntland waxaana maalinba maalinta ka dambaysa sii yaraanaya… Sii akhri
Magaalada Jibouti ee caasimadda waddanka Djibouti, ayaa saaka oo Khamiis ah waxaa ka bilowday, dibax-baxyo lagu dalbanayo in xabsiga laga… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shir khadka internetka ah la yeeshay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay… Sii akhri